Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO+QORMO: Cali Khaliif muqdisho Siyaasadeeda Xumadeeda haduu ka Quustay,Reerka Hargaysa Miyuu U Rarayaa?

DAAWO VIDEO+QORMO: Cali Khaliif muqdisho Siyaasadeeda Xumadeeda haduu ka Quustay,Reerka Hargaysa Miyuu U Rarayaa?

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo Ayaa Mudo badan waxa Uu isku dayey Inu xilka qabto Dowlada faderalka Soomaaliya lakinse Kuma Guulaysan  tan Iyo markii  Uu Xilka Raysal wasaare qabtay,isku day badan Kuma Guulaysan.

Madaxweynaha Maamulka Khaatumo oo cabashjadiisa wax badani Soo bandhigay Inuu  Doortay madaxweynaha Soomaaliya xasan Sheekh maxamud,lakiin Markii ugu danbeyey waxay ahayd markii uu Gudoomiyaha Barlamaanka isku Sharaxay.

waxa Dhowr Jeer uu ku Celiyey Inuu ka Quustay Muqdisho isla Markaasina Wax danbe Aysan ka Sugayn muqdisho ilaa Dowlada Jirta Xataa uU sheegay inaysan Doonayn inay Soo laabato ama Mida la Dhisi Doono Dhulbahante wax la Qeyb sadaan.

Cali khaliif ciilka Xagee ayuu ka keenay..?

markii Uu Doonayey Xilka Gudoomiyaha Barlamaanka Waxa Jira rag Badan Oo Kujira Siyaasada Muqdisho iyo mida  Puntland Oo  dagaal badan kala Dhaxeeyey Taasi oo gaadhey In laysku Awodaysto Siyaasada Inuusan Shaqsi  Puntland Ah Xilka Madaxweynaha Uusan qaban.

waxa cali khalif uu Codadkisa Dhamaan Iyo inta tageersanaa Uu ka Codsaday Inay Doortana xasan Sheekh Maxamud  kadibna Uu xasan Sheekh maxamud raysal wasaare u magacaabo Shaqsi kasoo jeeda Khaatumo Lakiin Wuu Ka diidey.

Waxa Go’aankani la qabey Siyaasin badan Oo kaso Jeeda waqooyiga Soomaaliya Sida Uu Qiray  Axmed ismaciil samatar o laftisa Doonayey Shaqsi  Reer waqooyi xilkaasi loo magacaabo lakiin xasan Ayaa ku balan Furay.

Hadaba Xanaaqyada isku xigaa Ayaa Keenay inuu ka Quusto Siyaasada Muqdisho inuusan Xilka Filayn hadii Sidaasi dhacdayna Reerka Inuu Uraro Soomaliland,balse  Soomaliland Xil ma ka qaban Donaa ?

hadiiba  xataa Uu Isagu jecel yahay Inuu Xilka qabto Fili maayo inuu xil ka qabanayo sababtani Oo jira.

Beesha Hargaysa Ma Jecla Inuu Xil madaxweyne Ama Kuxigeenka inuu qabto Shaqsi beesha Isaaq Ahayn.

Sharciga U yaala waa Xisbiyo Siyaasadeed Oo ka wada Tirsan beesha  Nin Xisbiga Madaxdisa Soo sharaxina  iskuma Sharaxi karo xilalkaasi.

Pro cali khaliifna Xildhibaan haduu rabo muqdisho Ayuu Jogi laha lakiin waxa Uu ug jecel yahay Inuu madaxweyen Ama Kuxigeen qabto,Inkasta Oo la Joogin xili laga hadlo cali khaliif Xil nooce Ayuu ka   rabaa Soomaliland.

Halkani Riix Video  hadalkii ugu danbeyey Muqdisho  ka Quustay

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

5 Responses to DAAWO VIDEO+QORMO: Cali Khaliif muqdisho Siyaasadeeda Xumadeeda haduu ka Quustay,Reerka Hargaysa Miyuu U Rarayaa?

  1. Bashe says:

    Waxaan Idin waydiinayaa web-site Kane wuxuu u adeegaa puntland,marqaana waa deegaan khaatumo.markaas Waxaan maamulka web sit kan waydiinaya ma bililiqaa?

  2. Jugle says:

    @ baashe
    Webkaan siilka hooyadaa buu u adegaa iyo tii cuqdada kugu dhashay ,nadal fooqa nadal ,laga roone ah,, cali khalif iyo siyasadiisa baa laga faalooday maxaa kudaba dhigay puntland,putnland inaad afka kuhaysid ma ahanae manoolaan kartid miyaa ,nacaladii maanhpgaab nimada kugu dhashay waydii waxa aad puntland ugu qarwayso, cali khalif hargaysu u socdaa ee malinku tago oo webkan soo qoro dheh hadana webkan puntlnad buu u shaqeyaa.

  3. juma says:

    MR
    BASHE,
    you have criticised the comment,he wrote about ali khalif.i am from SSC,so what he wrote is completely true.please mr bash do not provide a blind support to any person or do not criticised any person with any evidence.

  4. Cagey says:

    Murqannews
    Ma waxa idin haysata TIFAFTIRE la’aan waa maxay dadkan sida Jugle soo qoraya caayda aan qof damiir lihi afka soo marinkarin eed u fasaxdeen webkiina in lagu soo faafiyo?
    Ceebeey tacaal.com

  5. Cagey says:

    Juma
    Sxb waxa jira dad kasoo jeeda gobolada SSC oo hadana dhabayacaysane ma kuwaas ayaan ka mid tahay?
    By the way sidee kuugu muuqdaa juglaha INSULTSka afkiisa ka soo burqanayaan?

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *