Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO:Cabdirahman faroole Oo Shir Jaraa’id qabtay,Afka Furtay,xasan Sheekh Doorashadda..

DAAWO VIDEO:Cabdirahman faroole Oo Shir Jaraa’id qabtay,Afka Furtay,xasan Sheekh Doorashadda..

Murashaxa Madaxweynaha Somalia ahna Xildhibaan katirsan Aqalka Sare ee Barlamanka Somalia, Cabdiraxmaan Sheekh Maxamed Maxamuud Farole, ayaa taageeray digniintii dhawaan kasoo baxday beesha caalamka ee ku aadanayd doorashada Somalia iyo musuq-maasuqa hareeyay sida lagu sheegay war-saxaafadeed soo baxay Asbuucan.

Farole, oo warbaahinta kula hadlayay hoygiisa magaalo madaxda Garowe, ayaa tilmaamay in doorashada Somalia ay ka jirto wax is-dabo marin iyo musuq-maasuq ay kuwada dhanyihiin dhammaan dhinacyada ay khusayso, wuxuuna digniinta beesha Caalamka ku sifeeyay mid lala soo daahayn balse timid waqti loo baahnaa.

Murashaxa, ayaa sidoo kale madaxda Madasha ku eedeeyay inay go’aan ka gaari la’yihiin geedi socodka doorashada Somalia islamarkaana muddo dheer ku suganyihiin magaalada Muqdishu, xilli hogaamiyaashii waqtigu ka dhammaaday ee dalka gaarsiin waayay doorasho xor ah waqtiyadii loo asteeyay ay wadaan boobka hantida qaranka iyo gacan maris waddamo shisheey, sida uu hadalka u dhigay.

Halkani Riix Video Muqaalka

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

12 Responses to DAAWO VIDEO:Cabdirahman faroole Oo Shir Jaraa’id qabtay,Afka Furtay,xasan Sheekh Doorashadda..

  1. Salal says:

    Ninka Gurguurte khasab ayaa looga saarayaa.

  2. Boondheere says:

    Salal
    Adiga tabartaada waa ognahay ee yaad isku haleynaysaa oo aad rabtaa in xasan xoog uga saarto villa Somalia? Malaha waa dumarkiina raga 1 hour ayeey utango ku gaari karaan they r too fast kkkkkkķkkkkkk

  3. cubeyd says:

    kkkkkkkķķkk

  4. cubeyd says:

    Gabdhihii kumaandooska ahaa ee
    M/saleebaan ayaa soo xiraya
    Hawiyana muqdisho kasaaraya

  5. cubeyd says:

    Boondheere
    Eeboow ssalaamulaah caleek
    Meeshaan hawiyana waa lagu caayaa
    Jabartigana hadii lacaayo
    Xayiraad ayaa ilaa shalay isaarneed
    Gun waa gun adkaysina Malaha afxumana
    Madaayaan

  6. aisha says:

    Afwaakan may liku aamaw eey dhaheen eelay xasan qabiil xoogan hatina haysto xaqii umada somaliyeedna maroorsaduu salka ku hayaa majerteen iyo nagahoodana warqadu xarka iskaga tiro kama yaqaan ee ilaahay hogaan dacada oo an hawiye ito majeerteen ahayn nogu dhiib oo alle ka baqaaya waxan ka baqayaa xasan hadii laga adkaado xataa inuu diido inuu kabaxo aqalka madaxtooyada wayo wuxuu samaystay ciidan aad u hubaysan oo isaga ka amar qaata oo beeshiisaaa walahi dalku wuxuu marayaa meel xasxaasi ah illah ayaan ka sugaynaa raxmadiisa

  7. Ali Mohamed says:

    To: Aisha

    Mudane Xassan markii dalka loo dhiibay waxeey ahayd meel bahalo galeen haddana waad aragtaa afar sano ka dib nuurka iyo quruxda ka muuqata marka soo ma aha in uu afar sane kale loogu daro si sidaan ka sii fiicneeyo.
    Walwalna ku gelin.

  8. Somali says:

    Aryaa boondheere sxb waay ku galeene

  9. boondheere says:

    MR SOMALI
    SCW SXB
    WAXKALE MAAHAN WAXAA NERVOUS IGA DHIGAY KAAS SHEEGTAY SALAL KUMALAHOO XASAN XOOG AYAAN VILLA SOMALIA UGA SAAREYNAA KKKKK HADII UU DHIHI LAHAA DOORASHADA AYAAN UGA ADKAANEYNAA WAA CAADI XASAN ASAGABA SHALAY DOORASHO AYUU KU YIMID LKN WAXAAN LA YAABAY RAGOODA WAA NAQAANAA WAA TII GEN MORGAN LUG GOOYAY DAWLADII SIYAAD BARE WAXUU YIRI WAA 4 XABO OO HAWIYE AH WAANA BUUFINEYNAA BAABUURLA AAN AYUU KENYA KU TAGAY OROD BADANAA REERKU .WAXAANSE CABSI KA QABAA GABDHAHOODA OO HADAAN U JEEDNO QORYAHA ISKA DHIGNO BECAUSE THEY ARE VERY SEXY KKKKKKKKKKKKK

  10. mingistume soo dag says:

    faruuro maxaa xamar ku Geeyey faduul waxa
    la yaabaa nimankaa Darood maxaa Geeye xaafad-wardhiigley.anigu Gardaro ayaan u
    Arkaa. BILAA-CALEYG HAWIYE GOOFKISA U DAYAA MAXAA IDINKA GALAY HAWIYAHAN BAAS @
    LAANGAAB KU AH MOGADISHO ONLY KU NOOL
    OO GAAJADA KU DHASHAY OO AAN QUBEYSAN MAXAA NAGA GALAY@ HADDAY DOWLAD DIIDAAN
    IYO HADDII JAANIS PUNTLAND GOONI-ISTAAG BAA CODKA UN NA LOO QAADAY HAWIYE NABADII DIIDAY SHABAAB NOQDAY GEESKA AFRICA KHATAR HOR LEH AYAA KU SOO FOOL LEH. REPORT BAAN KA QAREYNAA WAXAAN KU MAREYNAA 7-0.

  11. Somali says:

    Kkkkkkkk Reer biqland tuugsi ayay u soo kala dhuunteen ee ma aha xildoon waa tuugsi caadi ah kkkkk😤😂😂😂😂😂😂😂

  12. cubeyd says:

    Mingis dhabe
    Ari boowe nimankaas Hawiye gabdhihii
    Waxbay bareen yeelimayaan maxaa
    Tala ah

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *