Marqaan News Agency » DAAWO VIDEO DEG DEG:Waraysi Kulul Faysal Falalug Oo ka Horymi Heshiiski Adis Sababa”Lama Degaan Ayuu cali Khaliif dadkii U Caraabiyey..

DAAWO VIDEO DEG DEG:Waraysi Kulul Faysal Falalug Oo ka Horymi Heshiiski Adis Sababa”Lama Degaan Ayuu cali Khaliif dadkii U Caraabiyey..

Faysal Maxamed Xasan ( Faysal Falaalug) oo hore u ahaa wasiir ku xigeenkii Amniga ee Khaatumo  Kuna Dhawaaqay Jabhada Xoraynta Iyo Midaynta Deeganada Sool, Sanaag iyo Cayn(NSUM) Ayaa waraysi Gaar waxa Uu Siiyey Marqaan Media.

Faysal Maxamed Xasan ( Faysal Falaalug) waxa Uu Ugu horaynti ka Horyimi Wada Hadalada Maamulka Khaatumo Iyo  Soomaliland Ee ka Dhacay Adis Sababa Iyo Qodobada Heshiiska Laga Soo saaray wada hadaladani,Isagoona Ku Tilmaamay  In Horay U Ogayeen In Soomaliland Reerka Loo wado.

“Anagau Hore Ayaan U Ogayn Inay  Maamulkii Khaatumo lagu Wado Inay lagu daro Beesha Idoor,Waxana Ilahay Uga Mahad Celinayna maanta Inay dadka Ogadeen Wiixi Aanu mudada Sheegayney Ee Ahaa Dadka Yaana Lagu darin “Ayuu Yiri.

Dhanka kale waxa Uu sheegay Inay Khataumo madaxdeeda Horay U Adeen Puntland Uuna Bad baadiyey Maxamed Yusuf Jamac Indhodheel taasi badalkeeda Maanta Ay Iyaga Iyo rag kale U taagan yahiin inay bad baadiyaan maamulkooda.

Halkani Riix Video Muqaal waraysi

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

9 Responses to DAAWO VIDEO DEG DEG:Waraysi Kulul Faysal Falalug Oo ka Horymi Heshiiski Adis Sababa”Lama Degaan Ayuu cali Khaliif dadkii U Caraabiyey..

  1. Sulub says:

    Waa ninkaa ninka ragga ihi. meesha uu taagan yahayna waa lama degaan dagaal buuse ka xigaa doog beenbeen ah iyo heshiis been been ah ee xaga Idoorka yaryar ka yimaada.

  2. Aarka hargaysa says:

    waxaan dagaalna waxba katarin hadalna aan dayn reer kanaan arkay waar ama dhimashada ogolaada ama dadkiina dhinaca karaaca somaliland guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul

  3. Aarka hargaysa says:

    waar hays dawakhin somaliland walaanay xil kuudhiibanayn kkkk ibartaay ana waykan reer hunguri tible waanu idin baranay anaga maaha kuwaad kolba video usoodiraysaa kkkk

  4. Siciid says:

    Ali Mohamed

    Waakan Abtirsigaaga dhabta ah, Soomalinimadaba waxaad ku jirtaa in kayar 500 oo sano.Anigu mar hore ayaan ka shakiyay il;kihiina yaryar.

    waryaa wax run u eg soo qor waakan abtirsigaagu.

    Hawa Haber Walele (1298–13)
    Hagare Mariam (1311–1328)
    Gololcha Buluk(1328–1340)
    Gerar Jarso(1340–1355)
    Hidabo Abote (1355–1375)
    Dugda Dawa (1375–1392)
    Sayo Nole Uraga(1392–1409)
    Wana Bunaya (1409–1430)
    Sinanayo Selasse(1430–1450)
    Abuunaa Gindarat(1450–1479)
    Sedan Kokir Sodo (1479–1487)
    Guradamole Kenbibit1487-1495)
    Gaawo Keenbe Ofilo (1495–1503)
    Mukiile Muhungo Musabile (1503–1525)
    Shayaka Nkunda Shingiro (1525–1555)
    Namukassa Nalmanga (1555–1585)
    Dodotana Walisona (1585–1612)
    Ameru Jimma Rare Oromi (1712–1755)
    Fentale Habar Haro Maya(1755–1775)
    Hola Geri Walega(1775–1805)
    Yoobsade Aminga Arsi (1805–1850)
    Geelle Ilbir(1850–1889)
    Macallin Dabaylaraace 1889–1930)
    Mirdif Sagaar (1830-1870)
    AwCali Kaxfadhiye (1870–1897)
    Warsame dhagabuur (1897–1960)
    Yuusuf Geedoqore (1960–1997)
    Cali Coosh (1997 – today)
    Sow sidaa maaha meesha aad kasoo jeedaa, Shabaab Bin Burundi bin Iskaashato. waana ujeedaa meesha habruhu kaaga soo bilowdeen.

    Sheikha aad sheeganaysid waa shayaka, Habarta aad sheegatidna waa Haber ee ogow nin ku yaqaan baa ku haya.

  5. Somali says:

    ARAGIISA FIIRIYA WAA JABARTI SAX AH WLHI WAXAA KA QURUX BADAN SAWAAXILI IYO ZIMBAABWI,WAAKANAA JABARTI KKKKKKK KKKKKKK

  6. Muse says:

    Geesi sharaf raba inuu ugu dalkiisa iyo dadkiisa, caada-qaate xaggee reerkii u rabaa in u hayaasho.. Guri Iidoor Qudhmoone, cid rabnaa ma jiro aan Cali neefta Khaliif aan ka ahayn…Viva Khaatumo.

  7. Somali says:

    Camey oo ka cararay buqlaan kuna biiray dowlada somaliland

  8. Ahmed says:

    Camey oo Somalilandnimo wax ku doontay isaga oo meeqaamkii Puntland xidhan.

    kkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkkk

    Xitaa iskamuu casilin xilkii uu hayey.

    He is Hybrid now.

  9. mrsomali says:

    cajiiib … CALI KHALIIFNA SOMALILAND BUU KU SII ORDAYAA.. CABDIRAXMAAN CIRANA WUXU RABAA IN SOMALILAND KU SOO NOQOTO MIDNIMADA .. WAA YAAB IYO ISDHAAF .. http://khaatumonews24.com/2016/12/24/deg-degwarbaahinta-kenya-oo-shaacisay-mucaaradka-snm-inay-ku-dedaalayaan-midnimada-somalia/

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *