Marqaan News Agency » Is Bar Bar Dhig Hormuud iyo dahabshiil

Is Bar Bar Dhig Hormuud iyo dahabshiil

Shirkada Dahabshiil Ayaa Lacag Ka Badan 200 Oo Xuk Ku Bixisay Abaaraha  Gudaha Gobolada Waqooyi ee Soomaaliya,halka Ay 100 Kun Oo Dollar Oo Kale Gudoonsiisey Abaaraha Ka Jira Dhanka Puntland taasi Oo Ah lacagta Ugu badan Ee sanadkani Shirkadaha xawaladaha Ku Deeqaan.

Dahabshil Ayaa  Si isku Mida Uga Qeyb qaadatay Abaaraha Xoogan Ee ka Jira Koonfurta Iyo Waqooyiga Soomaaliya,Iyadoona Sidoo kale Sanadiidi Hore Abaaraha Ka Dhacay Dhanka koonfur Soomaaliya ku deeqday $ 50,000 .

waxa Jira Shirkado waweyn oo Dhaqaalo Ahaan  U dhigma Shirkada Dahanshiil Kuwaasi Oo ka Dhex muuqanayn Gurmadka Abaaraha ka Jira Soomaaliya,waxana Ka Mida Shirkada  Hormuud oo iyada Dhaqaalo Ahaan  Qaadata Lacagta Ka Soo baxda  Dhanka isgaadhsiinta Dalka  Cidina kula Xisaab tamin.

Shirkada Golis Ayaa Iyaduna Lacag  Ugu deeqday Dhan Abaaraha ka jira Dhanka Puntland lakiin waxa Xusid mudan  “Maxa Shirkada Hormuud ka Hor taagan Inay Ka Damqato Abaaraha Ka Jira Abaaraha Soomaaliya.

Shirkada Soomaaliya Hogaaminaysa  Gormadka Abaaraha Ayaa Ah Shirkada dahabshiil Oo Iyada Kalainta ugu horaysa Uga Jirta,Dhanka Soomaliland Ilaa Koonfurta Soomaaliya.

Marka Laga Eego  Abaaraha Ku Dhuftay Koonfurta Soomaaliya Sanadka 2011 Waxa Shirkada Hormuud  Ahayd Shirkada Ugu Hoosaysa Deeqda Iyadoo Xarunteeda Ugu Weyn tahay Muqdisho,Isla Markaasina Qan daraas Sharci daro ku haysta Hawada dalka.

Dowlada Soomaaliya OO laga Rabey Inay Furaha Dalka Kala Wareegto Shirkadani Ayaa Ilaa Hada U Suuro galin Inkasta oO Shirkadani  Ku bixiso Laaluush Dhanka Siyaasada gar Ahaan  Ugu Deeqday xasan Sheekh lacag ka Badan 2 Malyan Oo Dollar Ololaha Siyaasada.

Soomaaliya Oo xalad Halis Badan Ku Jirta Ayaa Ilaa Hada Aysan Shirkadani waligeeda xata  Puntland ugu deeqin Inay Soomalinimo ku caawiso iskada waqooyiga inay tagtee.dahabshii-iyo-hormuud-1

 

 . . .

Nagala Soo Xiriir

Marqaannews@gmail.com

   . .

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *